November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaanad Baar Siciid oo ka qaylisay miisaaniyada Muuse Biixi soo gudbiyay

Xildhibaanad Baar Siciid ayaa ka qaylisay miisaaniyada Muuse Biixi soo gudbiyay. Baar Siciid ayaa sheegtay in miisaniyadan ayna ku jirin waxqabad laakiin ka buuxaan jeel. Marka ma dadka =uu xidha=yo ayuu jeelal u dhisayaa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=MKotW-1oTOs[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS