X

Xildhibaanad ka tirsan Soomaali galbeed oo jeelka loo taxaabay

Xildhibaanad ka tirsan Somali galbeed ayaa jeelka loo taxaabay. Ciidamada ammaanka ayaa la sheegay in xildhibaanad Nasra Xasan ay ka kaxeysteen hooygeeda magaalada Jig Jiga. Lama sheegin waxay ku eedaysan tahay.


Nasra ayaa ka mid ahayd xildhibaanadii Cabdi Iley oo lagu yaqaanay inuu jirdilo Somalida deegaanka, wuxuuse sheegay in oo sheegay sidaas.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa ugu baaqay madaxweyne Mustafa Cagjar in uu dhowro xasaanada xildhibaanada uuna sii daayo.


Waxaa ay xildhibaannaddan ka soo jeeddaa Magaalada Shillaabo, waxaana socda doodo la xiriira sidii lagu siideyn lahaa Xildhibaannada xiran oo aan la sheegin sidoo kale dambiga ay gashay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.