X

Xildhibaanad taageersan Jawaari oo ka qaylidey in la qaado cod lawada arkayo

Xildhibaanad taageersan Jawaari ayaa ka qaylidey in codka xildhibaanada loo qaado si cad oo lawada arkayo. Waxay codsatey in Somalidu joojiso kana kacaan codkaan farta la taagayo ee Jawaari lagu ridayo.

Diyaaradii maanta soo degtay lacagtii ay wadey ayaa la rabey in loo qaybiyo xildhibaanada diidan Jawaari.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=WgXCQfxJq1s[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.