26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaanada Awdal oo u caqli celiyay gudoomiyaha Burco oo cuqdad ka qaba Boorama

Maaha markii ugu horeysay ee gudoomiyaha Burco Muraad oo si jaahilnima ah oo qabyaaladeysan uga hadlay Boorama iyo Samaroon oo ISAAQ la fac iyo aqoon midna ahayn iyo taariikhba.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS