21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaanada deegaanka Boorama oo ka hadley xilka qaadista maayerka

Xildhibaanada deegaanka Boorama ayaa ku kala qaybsamay xilka qaadista Maayerka kadib markii sida aan warka ku helayno lacago dheeraada laga keenay Hargeysa si kursiga loogu sii hayo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=uf-a2TnbG3M[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS