November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaanada Gabiley ee beesha dhexe oo digniin u direy kuwa Saylac iyo amaan Samsam

Iyadoo dadka reer Saylac ay khaati ka taagan yihiin maamulaha kastanka Saylac ee Faysal Magafe oo ay edo u tahay wasiirada maaliyada Samsam oo lagu yaqaan musuqmaasuq weyn ayaa hadana markii labaad ay xildhibaano beesha dhexe ka soo jeeda ay weeraran dadka reer Saylac.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEW