November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaanada gobolada Awdal oo diidey in ay 13 kursi doorasho ku galaan iyo Siilaanyo cadaalad noo same: ARAG

Xildhibaanada gobolada Awdal ayaa markale ka cawdey in ay 13 kursi Ku galaan doorashada soo socota hadeyba dhacdo. Horey ayay uga cawdeen mase jiro cid dheg iyo jalaq u siisey hadase waxay Siilaanyo ka codsadeen in uu cadaalad u sameeyo.

 Xildhibaanadan ayaa fadhiid ah lamana garan karo waxa ay soo kordhin karto baryadan cusub iyagoo hadda Ku andacoonaya in ay sugayeen ictiraaf sidaana u ogolaadeen in xaqooda lagu tunto.

Shir jaraaid ayay kaga hadleen in ay diideen oo ay qaadaceen in ay 13 kursi Ku galaan doorasho iyagoi intaa raaciyay in rag ay Ku fadhiyaan kuraas ah 500 oo qof halka reer Awdalna 5000 Ku waayeen hal kursi.

Maxamed Xaamud

ARAABINEWS.COM