X

Xildhibaanada kala jaban ee Awdal oo markale ku hanjabay inay iscasilayaan

Xildhibaanada kala jaban ee Awdal ayaa markale ku hanjabay inay iscasilayaan haddii Muuse Biixi ku adkeysto erayga ah waxa kibriyay maamuladii hore oo waxay ku fadhiyaan saami ayna lahayn.


Xildhibaan u hadlay xildhibaanada ayaa sheegay in ay hadda ka go’antahay inay cadkooda qaataan ama halkaa ka baxaan.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=o3Oup_Gz2kg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.