Muuse Biixi oo aan Hargeysa dhaafin Borama xataa seexan laakiin Gabiley u hoydey. Xildhibaan Wali Axmed Xaawo ayaa qarxiyay sheegayna in Muuse Biixi Hargeysa ku dabran yahay. Halagu arko adoo suuqa lugeynaya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sGMiwU-hde0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS