X

Xildhibaanada maamulka Jubba oo amar lagu soo rogey

Xildhibaanada maamulka Jubba ayaa amar lagu soo rogey. Kulan ay isugu yimaadeen xarunta maamulka ee Kismaayo ayaa lagu ansixiyay si cagajugleyna in aan lagu shiri Karin meel ka baxsan Kismaayo.



Waxa madaxa Jubba hore u xirey xildhibaano wata fikrado ka duwan tiisa kadibna laga qaadwey xasaanada xildhibaanimo. Maamulka Jubba ayaa ah maamul Kiiniya hore u dhistey.



Sidoo kale waxaa horay u jirtay in gebi ahaanba uu meesha ka baxay mooshin ay madaxa maamulka Axmed Madoobe ka gudbinayeen tiro xildhibaano ah oo ka tirsan jubba kadib cadaadis iyo cagajugleyn uga timid Madaxtooyada.

Iyada oo xildhibaankii ugu dambeeyay ee la xiray uu ahaa Axmed Taajir oo markii dambe xubintii xildhibaanimo uu iska casilay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.