X

Xildhibaanada qaar oo dalbaday in xukuumada cusub sabtida la horkeeno barlamaanka

Muqdisho–Qaar ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ayaa dalbaday in aan la sii daahin wasiirada cusub ee la horkeeno barlamaanka lamase garan karo in codsigaas la fulin doono inkastoo Xasan Sheekh hubinayo in uu haysto taageero ku filan oo ay ku ansixiyaan. Xildhibaanada qaar ayaa markay arkeen golaha wasiirada naxdin ka qaaday.

Wasiirada qaar ayaa u baahnayn in ay wasiir noqdaan maadaama ay qurbo ku noolaayeen sanootin badan taas oo ka cadhaysiisay xildhibaano xabadu ku socotay in muddo.

Wali lama shaacin xilliga golaha wasiirada la horgeyn doono barlamaanka si ay cod ugu qaadaan iyadoo wali uu jiro guux.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.