28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Xildhibaanada reer Awdal ee golaha guurtida Somaliland oo Boorama la kulmey maamulka degmada

Xildhibaanada reer Awdal ee golaha guurtida Somaliland ayaa Boorama la kulmey maamulka degmada. Xildhibaanadan guurtida ayaa inta badan Hargeysa jooga marmarna yimaada Boorama soona arka dadkooda.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS