November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaanada reer Boorama ee ku xidhan Madheera waxa jeelka ku haysta Saylici: Cali Gurey iyo C/rashiid Xasan Mataan+MUUQAAL

WP_20150112_014Hargeysa 12 Jan 2015–Cali Gurey iyo C/rashiid Xasan Mataan ayaa sheegay in ay booqdeen jeelka Madheera oo ay ku xidhan yihiin xildhibaano laga soo kaxeeyay Boorama. ”Waxay u xidhan yihiin madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici waxana uu ku haystaa Boorama cadaalad ayay u baahantahee uma baahna ciidan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS