Muqdisho 30 Nov 2014–Xildhibaanadii diidanaa mooshinka ka dhanka ah Xasan Sheekh ayaa ka hadlay waxa hadda bedelay mowqifkooda. Waraysiyo ay siiyeen saxaafada ayay ku sheegeen in mooshinku yahay xaaraan ayse aqbaleen si dalku u galin xaalad fowdo ah.
Xiildhibaanada ayaa sheegay in cabudhin ay jirto oo saxaafada loo diiday in ay soo galaan hoolka barlamaanka waxayna ka cowdeen in wararka idaacada qaranka aan laga sheegin.
Sui kastaba ha ahaadee waxa la isla gartey in salaasada la horkeeno mooshinka Xasan Sheekh si looga dodo iyadoo loo balansan yahay in lixda bisha loo codeeyo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay