23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaano afartana oo ay ku jiraan kuwa reer Awdal ee diiday in la wareejiyo haamaha Berbera oo la shaaciyay

Telefishanka Startv ayaa shaaciyay xildhibaano gaaraya afartan oo diidey in la wareejiyo haamaha Berbera oo ay ku jiraan xildhibaano reer AWdala. Xildhibaanada diidey ayaa ka tirsan xisbiga Wadani oo ay raaceen kuwa ka soo jeeda Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM