X

Xildhibaanadii uu u xoog sheegtay horjooge Siciid Deni oo sir cusub qarxiyay

Xildhibaanadii uu xasaanada ka qaaday horjooge Siciid Deni ayaa qarxiyay sir cusub iyo cida amarka lagu eryay bixisay. Xildhibaanadan ayaa doonayay inay la xisaabtamaan horjooge Siciid Deni oo safar dhaadher ku tagay Imaaraadka.


Xildhibaanadan ayaa aaminsan in horjooge Siciid Deni uu soo qaatey lacagta uu hadda ku kala direy xildhibaanada iyo mida lagu galayo doorashada.

”Waxa bixiyay amarka nalagu soo weeraray Imaaraadka markay arkeen inaan sla xisaabtan soo wadno ay ku jirto in horjooge Siciid Deni cadeeyo in Imaaraadku ugu deeqeen wax lacaga iyo weliba warka dekeda ayay yiraaheen.


”Waxa la soo amery gudoomiyaha barlamaanka oo naga keenay soo jeedin aan sharci ahayn ayay raaciyeen. Shaki kuma jiro in Imaaraadku qasayo dalka ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.