Waxa dareenka dadka kiciyay waxaad yiri oo meelkasta ku jirta iyo dad Muslimiina oo aad ku sheegtay inay la shaqeeyaan gaalada qaarna diinta ka baxeen ayuu yiri xildhibaan Fiqi. Waxaad shalay la socoteen in laga diidey inuu dhigo berina waxba kama duwana. Somalidu waa ahlu sunna ayuu yiri xildhiban kale. Waxaan leenahay ku noqo halkaad ka timi iyo yuutuubkaaga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay