November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaano diidan golaha wasiirada cusub oo ku hanjabay in ay ridayaan gudoomiyaha barlamaanka

???????????????????????????????Muqdisho-Araabinews–Xildhibaano diidan golaha wasiirada cusub ee la magacaabay ayaa sheegay in ay haystaan ilaa 120 xildhibaan ay kalsooni kala noqosho ka keeneen gudoomiyaha barlamaana Jawaari.

Xildhibaanada ayaa gudoomiyaha ku eedeeyay in aanu u gudan xilkiisa sidii la rabay sidaas awgeedna ay kalsoonida kala noqdeen.

Si kastaba ha ahaatee waxa aan la garanayn sida xaaladu noqon doonto iyadoo laysku diyaarinayo in la ansixiyo golaha wasiirada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS