X

Xildhibaano ka digey maxkamada beesha dhexe iyo doorashooyinka

Xildhibaanada ka soo jeeda gobolada Awdal, Sanaag iyo Sool ayaa Muuse Biixi uga digey inuu iska indhatito awood qaybsiga isagoo sheegay inuu maxkamada beeshiisa dacwada ku wareejinayo. Guddigiisa doorashada ayaa iyaguna sheegay qabsoomida doorashada.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.