10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaano ka hadlay xariga wariyeyaasha; anaga ayaa dhahnay dalku wuxuu ku jira gumaysi

Xildhibaano ayaa ka hadlay xadhiga wariyeyaasha Universal tv sheegayna in ay ahaayeen kuwa yiri dalku wuxuu ku jiraa gumaysi marka maxaa iyaga loo xiray maa anaga lanawaydiio waxa dhacay. Waxayna sheegeen in wariyuhu war raadiyo taasna ayna ahayn dambi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM