Xildhibaano ka mida dawlada Somaliya ayaa la amrey in la baaro qaran dumisnimo awgeed. Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa farta ku fiiqey laba ka mida xildhibaanadaas oo qaran dumisa.
Warka xeer ilaaliyaha ayaa aad loogu farxay taas oo ka dhigin in xildhibaanada ajaanibtu lacagta soo siiso lagu guro jeelka. Xildhibaanada ayaa kala Xasan Macalin Maxamuud iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=h7soLdV4iII[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay