17/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaano ka qayliyay xaalada haamaha Berbera oo meel u dhow dab qabsaday

Xildhibaano ka qayliyay xaalada haamaha Berbera oo meel u dhow dab qabsaday shalay. Maamulka Somaliland ayay ku eedeeyeen in ay ka hurdaan khataraha ku soo fool leh Berbera iyo nawaaxigeeda.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS