22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaano ka tirsan barlamaanka Somaliya oo dhaliilay ka qaybgalka Xasan Sheekh caleemosaarka Axmed Madoobe

Wafdi ka socda Xasan Sheekh iyo raiisal wasaaraha ayaa ka qaygalay caleemo saarka Axmed Madoobe oo ay doorteen barlamaan la kala diray laba bilood ka hor. Axmed Madoobe ayaa manta la caleemo saaray iyadoo kulankaas ay ka soo qaybgaleen madax ka tirsan Itoobiya iyo Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM