Gabiley–Qaar ka tirsan xildhibaanada Gabiley kana soo jeeda beesha dhexe oo ka gariirey dad hore uga barakacay Gabiley oo hadana dib loogu celinayo deegaanadoodii. Qaylodhaantan ayay dad badan ku tilmaameen oohintu orgiga ka weyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS