X

Xildhibaano Muuse Biixi Boorama ku xidhey oo ka hadley dulmiga lagula kacay

Dhawaan ayay ahayd markii xildhibaano Sadexa Boorama loogu xidhey war beenaoo Hargeysa Ka yimi oo sheegaya in jabhad Ka dilaacday gobolka Awdal gaar  ahaan aaga Dilla. Maaha markii ugu horeysay oo mid Ka mida xildhibaanada jeelka loo taxaabo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.