21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaano reer Hargeysa ah oo Muuse Biixi u sheegay inuu eryo wakiilka Jabuuti

Xildhibaan lagu yaqaano deg deg inta badana u hadla sida Faysal Waraabe ayaa u jawaabay wakiilka Jabuuti u fadhiya Hargeysa oo shalay ka difaacay dalkiisa cay uu la daba taagan yahay Faysal Waraabe.




Afhayeenka UCID Saleeban Ramaax ayaa isna u qabtey muddo koban in Hargeysa looga saaro.

https://youtu.be/uSpqpcRqaYg



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS