22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaano uu laaluushey Xasan Sheekh oo hadda sheegay in ay ka xun yihiin mooshinka

Xildhibaano hore ugu jirey mooshinka ka dhanka ah Xasan Sheekh ayaa hadda la laaluushey waxayna sheegeen in ay hadda ka noqdeen iyagoo intaa ku daray in aan laga wargelin. Xildhibaanadan eeda wada ayaa hore uga mid ahaa kuwa mooshinka wada.

C/llaahi Warmoge

ARAABINEWS.COM