12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan ka tirsan maamulka Somaliland oo ka hadley dhalinyaro hubeysan

Xildhibaan Khadar oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa ka hadley dhalinyaro hubeysan oo hadana dadka dhaca oo Hargeysa ku soo kordhey. Waa markii ugu horeysay oo dhalintu hubka qaadato bilaabaana dhac taas oo leh walwalkeeda.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_sFZnA3mLFE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS