Xilliga la dooranayo RW cusub ee Itoobiya oo lagu dhawaaqay. Madaxa xafiiska EPRDF, Shiferaw Shigute ayaa xaqiijiyay in guddigu uu kulmi doono axadda Maarso 11, 2018 si ay uga wada hadlaan natiijooyinka ka soo baxay qiimaynta ay sameeyeen afarta qaybood ee xubinta ka ah isbaheysiga.
180 xubnood ee xisbiga ayaa sidoo kale la rajeynayaa inay doortaan guddoomiye cusub kaas oo noqon doona Raiisul Wasaaraha cusub ee dalka.
Kulankan ayaa qiimayn doona warbixinta waxqabadka lixda bilood ee xisbigu iyo in uu ansixiyo is casilaada Ra’iisul wasaaraha Hailemariam Desalegn, kadibna uu u codeeyo badalkiisa xafiiska.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay