Hargeysa–Xirsi Tooriile ayaa u baxay Dubay halkaas oo uu u tagayo sidii uu lacago badan uga soo qaadan lahaa shirkada ganacsiga ee Dubai world una iibin lahaa dekeda Berbera. Hore ayaa loogu hanjabay in arimo noocaasa ayna gali karin xerta Siilaanyo ku wareegsan maadaama Siilaanyo laftiisu yahay hawlgab oo aanu arimahan iyo kuwo kale ka hadli karin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay