November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xisbiga cunsuriga ee Ingiriiska ee loo yaqaan UKIP oo aqoonsiga Koofurta Yaman iyo SNM horgeeyay Yurub+MUUQAAL

WP_20150218_001Brussels–Xisbiga cunsuriga ee Ingiriiska ka dhisan ee loo yaqaan UKIP ayay caado u noqotey in aqoonsiga Koofurta Yaman iyo Somalilan(SNM) ay horgeeyaan barlamaanka Yurub. Inta badan lagama doodo waayo barlamaanku qaraar kama gaadhi karo arimo aan khuseyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS