13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Faysal Waraabe oo dagaal ka xiga in kursiga loo kordhiyo Siilaanyo oo ilaa hadda aan doorasho diyaarin+MUUQAAL

WP_20150129_015Hargeysa–Xisbiga Faysal Waraabe ee Ucid ayaa ka hadlay doorashada iyo kursi u kordhinta Siilaanyo oo ilaa hadda aan qaadin talaabo lagu diyaarinayo doorashada. Cali Gurey oo u hadlay xisbiga Faysal Waraabe ayaa sheegay in guurtada ayna ka yeelayn in ay kursiga u kordhiyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS