19/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Kulmiye oo taageerayaashiisa Gabiley iyo Arabsiyo soo saaray

Xisbiga Kulmiye ayaa taageerayaashiisa Gabiley iyo Arabsiyo soo saaray. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si xawliya uga socda deegaanada hoostaga maamulka.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS