21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Kulmiye oo u muuqda in uu Burco ka waayo taageero iyo dhalinyaro diidey

Xisbiga Kulmiye ayaa u muuqda in uu Burco ka waayo taageero iyo dhalinyaro diidey taageerayna xildhibaanadii Burco ee shalay ka cararay xisbiga.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS