04/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Siilaanyo oo iyaguna ku hanjabay in ay kursiga sii fadhin doonaan+MUUQAAL

WP_20150312_008Hargeysa–Xisbiga Siilaanyo oo Siilaanyo ka maqan yahay ayaa iyaguna ka hadlay in ay kursiga sii fadhin doonaan oo aan ka degayn marka xilliga loo qabtey ay dhamaato. Siilaanyo ayaan isagu imanin goobaha xisbigiisu ka hadlayo hadana wuxuu u sharaxan yahay in hadana la soo celiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS