12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga UCID oo wakiilka Muuse Biixi ugu magacaaban Jabuuti ku eedeeyay tuuganimo

Xisbiga UCID ayaa wakiilka Muuse Biixi ugu magacaaban Jabuuti ku eedeeyay tuuganimo. Wakiilkan ku magacaaban Jabuuti ayuu sheegay in la siiyo 26 kun oo doolar hadana kama dhamaado Hargeysa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=LyF6TfCFoc0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS