21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani ee Awdal oo ka hadley fashilkii shirkii Kulmiye

Xisbiga Wadanui ee Awdal ayaa si adag uga hadley fashilkii shirkii Kulmiye ee Boorama. Maxamed Suldaan ayaa sheegay in haba yaraatee wax uga soo kordhin socidkui Muuse Biixi oo ay maanta qasaare qabaan kueii codka siiyay Muuse Biixi



.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS