10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani ee Awdal oo ka yaabay lacag Muuse Biixi dul dhigtey masuuliyiin xisbiga ah

Xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa ka yaabay lacag Muuse Biixi dul dhigtey hal-abuur iyo masuul kale oo ka tirsan xisbiga Wadani oo uu liqsiiyay min sideed sano. Ehelada masuuliyiintaas uu madax furashada ka rabo ayaa iyaguna saxaafada la Hadley.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS