10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani ee gobolka Awdal oo soo bandhigey goobaha ay taakulada geeyeen

Xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa soo bandhigey goobaha ay taakulada ka gaysteen ayagoo oloihii isku soo baxa u bedelay mid ay ku caawiyaan meelaha looga baahan yahay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS