Xisbiga Wadani ayaa Boorama ku gudoomey gaadiid u adeega ololaha xisbiga oo aad u oo farabadan. Gaadiidkan ayaa waxa bixiyay syuldaan Baade. Ololaha xisbiyada Somaliland ayaa si xawliya uga socda gobolada maamulka. Musharax ku xigeenka xisbiga Maxamed Cali iyo odayada dhaqanka ayaa ka hadley goobta.
Taageerayaasha Wadani ayaa isla xalayba bilaabay isku soo baxa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay