X

Xisbiga Wadani oo cambaareeyay xadhiga Muuse Biixi kula kacay saxaafada

Shalay ayay ahayd markii horjooge Muuse Biixi uu albaabada u laabay tv-ga Universal oo uu sheegay inuu sii deyn waayay khudbadii bugta ahayd ee horjooge Muuse Biixi. Waxase soo baxdey inuu ka xanaaqay mulkiilaha tv-ga oo isla sawirey jeneral Morgan.



Maxamjed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.