X

Ninka diidan kuraasta Banaadir isagu kuwiisa ha eego: Salaad Cali Jeelle

Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa soo dhaweeyay matalaada la siiyay gobolka Banaadir oo ay diideen xildhibaano aan ka badneyn 13 intii meesha fadhidey, waxayna noqonaysaa in la marsiiyo dastuurka gaalada casriga ah u soo dhoodhoobeen  dalka.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.