Xisbiga Wadani ayaa Caynabo wacdaro ka dhigey iyo magaalada oo soo wada baxdey. Musharaxa Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo socdaal la xidhiidha ololaha Doorashada ugu baxay gobalada bariga Somaliland ayaa magaalada socdaal luga ku dhexmaray.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS