07/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo Caynabo wacdaro ka dhigey iyo magaalada oo soo wada baxdey: SAWIRO

Xisbiga Wadani ayaa Caynabo wacdaro ka dhigey iyo magaalada oo soo wada baxdey. Musharaxa Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo socdaal la xidhiidha ololaha Doorashada ugu baxay gobalada bariga Somaliland ayaa magaalada socdaal luga ku dhexmaray.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS