Xisbiga Wadani ayaa dalbadey in la baaro Faysal Magafe oo dhacay dadka reer Awdal. Maamulihii kastanka Lawyacado ee beesha dhexe u joogey Faysal Magafe ayaa laga bedelay laguna bedelay mid isla beesha dhexe ah.
Xisbiga Wadani ayaa sheegay in ninkani fiqiir ahaa marka la eego mishaharka uu qaadan jirey in hantida uu sameeyay ayna iskeenayn loona baahan yahay haddi sharci jiro in la baaro.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cqxY3QepNE4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay