Xisbiga Wadani oo degmada Dilla ee Awdal ka hirgeliyay ololaha nadaafada
Xisbiga Wadani ayaa degmada Dilla ee gobolka Awdal ka hirgeliyay ololaha nadaafada kuna bedelay isku bixii ka dhici lahaa degmada oo ka mida kuwa sida aadka ah looga taageersan yahay.