16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo degmada Dilla ee Awdal ka hirgeliyay ololaha nadaafada

Xisbiga Wadani ayaa degmada Dilla ee gobolka Awdal ka hirgeliyay ololaha nadaafada kuna bedelay isku bixii ka dhici lahaa degmada oo ka mida kuwa sida aadka ah looga taageersan yahay.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS