Xisbiga Wadani ayaa digniin u direy nin goobjooge ah oo ka dhacsan siyaasada Somaliland. Afhayeenka xisbiga oo saxaafada la hadley ayaa sheegay in ninkan oo cadaana uu toos u taageero Kulmiye uuna noqon karin dhexdhexaad.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EncSE24s0_s[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS