12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo diidey xaalada bandooga ah ee Sanaag

Xisbiga Wadani ayaa diidey bandooga Muuse Biixi ku soo rogey deegaano ka mida gobolka Sanaag kadib markii shirqool lagu diley sarkaalo Samaroona oo halkaa u joogey inay kala dhex galaan beelaha Isaaq ee isku cunaya deegaanada lagu diley ragaas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS