19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo eryay xoghayihii xisbiga oo lagu eedeeyay basaasnimo

Xisbiga Wadani ayaa eryay xoghayihii xisbiga oo lagu eedeeyay basaasnimo. Xoghaye Uurcade ayaa abuurey khalkhal xisbiga dhexdiisa ah asagoo ku baaqay inuu qabanayo shirweyne aan la ogeyn.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=U1MCW5POW9U[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS